WAJAALE NEWS

Safiirka Somaliland Ee Kenya oo Qaabilay Xoghayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD

Nairobi (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Ambasador Baashe Cawil Xaaji Cumar ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Xoghayaha guud ee Urur goboleedka IGAD Maxmuub Macalin Maxamed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version