Madaxweynihii Hore Ee Somaliland oo Gurigiisa Ku Qaabilay Haweenka Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynihii Hore Ee Somaliland oo Gurigiisa Ku Qaabilay Haweenka Xisbiga Kulmiye
September 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Haween waynaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo ay horkacayso guddoomiyaha xisbigaasi Dalays Shire Faarax ayaa hoyga uu ka dagan yahay magaalada Hargeysa ku booqday Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”.

Booqashadan Hogaanka haweenka Xisbiga Kulmiye ayaa waxa ay la xidhiidhay sidii ay ugu bogaadin lahaayeen hawle hore oo badan oo qaranka uu u soo qabtay, Iyagoo madaxweynaha hada ee Muuse Biixi ugu duceeyay in ale ku asturo xilka uu qaranka u hayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS