Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Gabiley
September 18, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” ayaa waxa uu maanta gaadhay maagalada Gabiley.

Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta ayaa markii soo gaadhay magaalada Gabiley waxa uu kulan la qaatay maamulka gobolka iyo ka degmada kaasi oo lagaga hadlayay halka uu marayo hawshii diwaan gelinta hantida ma-guurtada ah ee dawlada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka    

https://youtu.be/qic_4S3idKc

 

COMMENTS
LINKS