WAJAALE NEWS

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeeray Goobo Ay Xukuumadu Ka Hir Gelisay Laascaanood

Laascaanood (WJN)-  Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maalmihii u danbeeyay magaalada Laascaanood u joogay nabadaynta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool, ayaa waxa uu kormeeray goobaha kala duwan ee xukuumadu ka hirgelisay magaalada Laascaanood.

Dhinaca kale Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxa uu booqday xarunta dawlada hoose ee Laascaanood isagoona kulan la qaatay  Xildhibaanada golaha deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version