Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Casuumad U Sameeyay Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Casuumad U Sameeyay Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska
September 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay fanaanada caanka ah ee Farxiya Fiska oo maal mihii u danbeeyay ku sugnayd magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3a-IZGBc4tY

COMMENTS
LINKS