Gudida Arimaha Dibada Ee Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Arimaha Dibada Ee Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland
September 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudidaa arrimaha dibada iyo siyaasada ee golayeyaasha Wakiilada iyo Guurtida ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan la qaateen Wasiirka wasaarada Arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS