WAJAALE NEWS

Gudida Arimaha Dibada Ee Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

Hargeysa (WJN)- Gudidaa arrimaha dibada iyo siyaasada ee golayeyaasha Wakiilada iyo Guurtida ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan la qaateen Wasiirka wasaarada Arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version