Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo Ka Hadley Xeerka Kufsiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo Ka Hadley Xeerka Kufsiga
September 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu ka hadley xeerka Kufisga oo ay dhawaan golaha wakiiladu Ansixiyeen Madaxweynuhuna uu saxeexay.

Sidoo kale Wasiirka diinta iyo Aw-qaafta ayaa sheegay in Xeerkaas oo ay ka soo noqotey qeylo dhaan badani uu madaxweynuhuna balan qaadey in dib loo sixi doono isla markaana looga saari doono oo kaabis iyo wax ka bedel lagu sameyn doono waxii sharciga iyo diinta khilaafsan ee ku jira.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS