Wasaarada Waxbarshada Somaliland oo Shaacisay Deeq Waxbarsho Dibadeed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarshada Somaliland oo Shaacisay Deeq Waxbarsho Dibadeed
September 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasaarada Waxbasrshada iyo Sayniska Somaliland ayaa waxa ay maanta shaacisay deeq waxbarasho oo ay dalka Itoobiya ugu deeqday Somaliland.

Shir jaraa’id oo ay si wada jira u wada qabteen Wasiirka wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Faaratoon, Wasiir ku-xigeenka wasaaradaasi Cabdiqaadir Maxamuud Sheekh Muxumed, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa ay shaaciyeen deeq waxbarasho oo ay tiradoodu dhantahay 3000-boqol oo arday oo isugu jira Ardayda shahaadada heerka koowaad iyo heerka labaad ee jaamacadaha dalka taasi oo ay dalka Itoobiya ugu deeqday Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS