Maamulka Gobalka Gabiley oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xidhiidhka Kala Dhaxeeya Wasaarada Waxbarashada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobalka Gabiley oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xidhiidhka Kala Dhaxeeya Wasaarada Waxbarashada
September 19, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Maamulka gobolka Gabiley ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen xidhiidhka kala dhexeeya Wasaarada Waxbarashada Somaliland.

Sidoo kale Maamulka gobolka Gabiley ayaa Waxa ay si wada jir ah fariin ugu direen wasaarada Waxbarashada, Iyagoo sheegay in aanay gobolkan ka shaqaynayn hadii ay Hargeysa ka amar qaadato oo aanay waxka qabanayn gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Aa28pB1Alpw

 

COMMENTS
LINKS