“Somaliya Waxay Inagu Haysaa Kaanbayn, Meel Walba oo Aynu Istaagnana Waxay Rabaan Inay Raadkena Baabiiyan”.Wasiir Sacad Cali Shire | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliya Waxay Inagu Haysaa Kaanbayn, Meel Walba oo Aynu Istaagnana Waxay Rabaan Inay Raadkena Baabiiyan”.Wasiir Sacad Cali Shire
September 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay caqabad ku tahay horumarka Somaliland.

Sidoo kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa eedaymo culus u soo jeediyay wakiilkii hore ee Qaramada Midoobey u fadhiyay Soomaaliya Micheal Keatin, Isagoo sheegay in aanu dhex u ahaan jirin Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/dZd9d3Av_fg

COMMENTS
LINKS