Abwaanad Yaasmiin Maxamed Kaahin oo Hargeysa Kusoo Bandhigtay Riwaayada Cusub Ee “Qab iyo Jaceyl Is Diiday” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaanad Yaasmiin Maxamed Kaahin oo Hargeysa Kusoo Bandhigtay Riwaayada Cusub Ee “Qab iyo Jaceyl Is Diiday”
September 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Abwaanada Yaasmiin Maxamed Kaahin oo ka mid ah Haweenka Abwaanada ah ee tiradoodu yar tahay inta badana door wayn ka qaadata wacyi gelinta arimaha bulshada khuseeya gaar ahaan dhalinyarada, ayaa waxa ay magaalada Hargeysa ku soo bandhigtay Riwaayad cusub oo jacayl ah oo la magac baxday “Qab iyo Jacayl Is Diiday”.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS