WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Sanaag iyo Hay”adda SDF oo Kormeeray Dhismaha Dugsiga Boodhinka Dayaxa Ee Ceerigaabo

Ceerigaabo (WJN)- Badhasaabka gobolka Sanaag Maxamed Axmed Cali “Tiinbaro” oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socota wasaarada Waxbarashada iyo Masuuliyiin kale oo ka socda sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF, ayaa waxa ay kormeer ku tageen dugsiga boodhinka ee magaalada Ceerigaabo ee Dayaxa, Kaas oo laga maal geliyay sanduuqa horumarinta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version