Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo iyo Ururada Bulshada oo Ku Dhawaaqay Yoolka Horumarka Waara | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo iyo Ururada Bulshada oo Ku Dhawaaqay Yoolka Horumarka Waara
September 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Ururka dhalinyarada Somaliland ee Sonyo iyo ururada bulshada ayaa waxa ay kulan balaadhan ku yeesheen magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan ururada bulshada ka shaqeeya ayaa waxa ay halkaasi kaga dhawaaqeen inay ka wada shaqayn doonaan yoolalka horumarka waara.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

COMMENTS
LINKS