Salaadiinta Gobolka Awdal oo Fariin U Diray Shacabka Deegaanka Ceel-afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Salaadiinta Gobolka Awdal oo Fariin U Diray Shacabka Deegaanka Ceel-afwayn
September 20, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Qaar ka mid ah salaadiinta dhaqanka gobolka Awdal ayaa waxa ay ka hadleen soo qabashada ninkii deegaanka Ceel-afwayn ku diley gabadha yar, Iyagoo dhinaca kalena hambalyo u diray dhigooda ah ee Ceel-afwayn soo qabashada gacan ku dhiig lahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS