Hay”adda Shaqaalaha Somaliland oo Soo Bandhigtay Nidaam Cusub oo Lagu Hagayo Shaqaalaha Dawlada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay”adda Shaqaalaha Somaliland oo Soo Bandhigtay Nidaam Cusub oo Lagu Hagayo Shaqaalaha Dawlada
September 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Hay”adda shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa waxa ay maanta soo gaba gabaysay samaynta siyaasadaha iyo hagayaasha mihiimka u ah kobcinta iyo maamulka cuduuda shaqaalaha dawlada.

Siyaasadahan hagaayaashan oo samayntoodu soo socotay mudo badan ayaa waxaa madashaasi ka hadley masuuliyiinta iyo khubarada gacanta ku hayay diyaarinta siyaasada iyo hagayaasha lagu dhaqayo shaqaalaha dawlada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS