“Woxogaa Ilduuf Ah Ayaa Intan Danbe Nagu Dhaca Oo Gobolku ku Waayay, Wixii Aanu Xaqa Ulahayn Ee Gabiley Lixda Gobolka Wax kula Qaybsan Jirtay”Maayarka Gabiley.
GABILEY(W,N) Maayarka Magalada Gabiley Maxamed Cumar Cabdi ayaa goob fagaare ah ka kaga dhawaaqay in gobolka gabiley uu ku dhacay ilduuf siyaasadeed kaasi oo ay gobol ahaan ku waayeen Wixii ay xaqa U lahaayeen,
Hadalka kasoo yeedhay maayarka ayaa waxaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay shacabka ku dhaqan Magaalada Gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;