Inka Badan Afartan Qof Oo Ku Geeriyooday Doon Ku Dagtay Dalka Tansaaniya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Inka Badan Afartan Qof Oo Ku Geeriyooday Doon Ku Dagtay Dalka Tansaaniya.
September 21, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Doon sitay boqolaal qof ayaa ku dagtay harada figtooriya ee dalka tansaaniya taasi oo ay ku geeriyoodeen inka badan afarkan qof halka wali laga qabsi qabo in uu khasaaruhu intaa ka badan yahay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warbixintan;

COMMENTS
LINKS