DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Raysal-wasaaraha Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Raysal-wasaaraha Somaliya.
September 22, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland  sacad cali shira ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeshay raysalwasaare kuxigeenka somaliya oo isagu sheegay in  madaxda somaliland iyo kuwa somaliya iswaydaarsan karaan safaro ay ku kala tagaan muqdisho iyo hargaysa

Sidoo kale wasiir sacad ayaa sheegay in somaliland beesha caalamka u gudbinayso dacwad a dhan ah maamulka somaliya puthland oo mudooyinkii udanbeeyay waday daan daansi iyo faro galin ay ku sameeyeen gudaha somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS