WAJAALE NEWS

Khilaaf Xoogan Oo ka Taagan Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Tababarihii Xulka Gobolka, Maroodi Jeex,

Hargaysa(W,N) Isku duwaha wasaarada ciyaaraha somaliland ayaa qoraal usoo saaray wuxuu ku shaaciyay in uu xilkii ka qaday tababaraha xulka kubada cagta ee gobolka maroodi jeex diri dhaba

Sidoo kale waxaa qoraalka ku gacan saydhay tababare diri dhaba oo sheegay in aanu xilka ka qadi karin

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version