Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xil Muhiim ah Umagacaabay Siyaasi Ramaax, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xil Muhiim ah Umagacaabay Siyaasi Ramaax,
September 22, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)  Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa soo dhaweeyay kusoo biiritaankii xisbiga ucid badhasaabkii hore ee gabiley saleebaan cali hayste ramaax

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa xil muhiim ah umagacaabay siyaasi raaax.

ramaax

Gudoomiye faysal ayaa siyaasi ramaax u magacaabay xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid in uu ahaando maanta laga bilaabo

Magacaabistan deg deg ah ee siyaasi ramaax ayaa noqonaysa mid dareeno kala duwan ku abuurtay xukuumada madaxwayne biixi o cabsi wayn ka qabta mucaaridada siyaasi ramaax ee xiligan

 

Wajaalenews Desk

Hargaysa Office

 

COMMENTS
LINKS