Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Oo Kulamo La Yeeshay Wasiirul Dawlaha Kenya Iyo Madax Sar Sare Oo ka Socday Haayado Caalamiya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Oo Kulamo La Yeeshay Wasiirul Dawlaha Kenya Iyo Madax Sar Sare Oo ka Socday Haayado Caalamiya,
September 22, 2018 - Written by Editor:

Nayroobi(W,N) safiirka somlailand ufadhiya dalka kenya Baashe Cawil ayaa bilaabay kulamo muhiim oo uu la qaatay Wasiiro kamida Dawlada kenya Madaxda Haayado caalamiya iyo Saraakiil kala duwan oo ka socday Safaarada Ingiriiska.

 

Kulamadan ayaa ka dhacay safaarada somaliland ku leedahay magaalada Nayrobi.

BAASHE IYO WASIIR

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS