Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Xubnaha Xisbiga RPP. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Xubnaha Xisbiga RPP.
September 22, 2018 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo raysalwasaraha Jabuuti ayaa a qaybgalay kulan wadatashi oo mudo laba cisho ah usocday Xisbiga talada Haya Ee RPP.

MARWO KHADRA

GEELE RPP

Madaxwayne Geele ayaa kulanka ka jeediyay khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa.

RPP

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS