WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Xubnaha Xisbiga RPP.

JABUUTI(W,N) Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo raysalwasaraha Jabuuti ayaa a qaybgalay kulan wadatashi oo mudo laba cisho ah usocday Xisbiga talada Haya Ee RPP.

Madaxwayne Geele ayaa kulanka ka jeediyay khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version