Saxafiyiin Caan Ka Ah Somaliland oo Soo Bandhigay Sababta Ka Danbaysay Safarkii Madaxweynaha Maamulka Goroowe Ku Yimi Badhan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saxafiyiin Caan Ka Ah Somaliland oo Soo Bandhigay Sababta Ka Danbaysay Safarkii Madaxweynaha Maamulka Goroowe Ku Yimi Badhan
September 23, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah rug caadayada Saxaafada Somaliland oo ay ka mid yihiin Xuseen Aw Jaamaca Jibriil Xagar iyo Cabdilaahi Wayab ayaa waxaa ay si adag uga hadleen socdaal uu Madaxweynaha Maamulka Garoowe ku soo gaadhay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

Sidoo kale Saxafiyiintan caanka ah ayaa waxa ay soo bandhigeen sadex qodob oo ka danbeeyay in uu Madaxweynaha maamulka Garoowe socdaal ku yimaado magaalada Badhan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS