Maamulka Gobolka Sanaag oo Ceerigaabo Ka Dhagax Dhigay Xafiiska Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Sanaag oo Ceerigaabo Ka Dhagax Dhigay Xafiiska Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyda
September 23, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Badhasaabka gobolka Sagaan oo ay weheliyaan maayarka magaalada Ceerigaabo iyo isuduwaha wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxa ay maanta si wada jir ah u dhagax dhigeen dhismaha xafiis cusub oo ay wasaarada Technologydu ku yeelan doonto gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS