WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Sanaag oo Ceerigaabo Ka Dhagax Dhigay Xafiiska Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyda

Ceerigaabo (WJN)- Badhasaabka gobolka Sagaan oo ay weheliyaan maayarka magaalada Ceerigaabo iyo isuduwaha wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxa ay maanta si wada jir ah u dhagax dhigeen dhismaha xafiis cusub oo ay wasaarada Technologydu ku yeelan doonto gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version