DAAWO; Aqoonyahan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Xaalada ka Taagan Gobolada Bari Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Xaalada ka Taagan Gobolada Bari Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya.
September 23, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Cabdiraxmaan Goray Xasan oo ka mida Bulshada ku dhaqan Caasimada hargaysa ayaa dhaliilo isbarkan usoo jeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi oo uu ku eedeeyay in ay ka gaabisay xal u helida tabashada gobolada bari

Sidoo Kale  Aqoonyahan Cabdiraxmaan Ayaa madaxwayne muuse biixi ku dhaliilay dhaqan galinta uu ku sameeyay xeerka kufsiga oo la sheegay in ay ku jiraan qodobo diinta islaamka aan waafaqsanayn

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/vg0aYzwYdQg

COMMENTS
LINKS