Golaha Guurtida, Xisbiyada Qaranka, Culimada Dalka iyo Ururka Qareenada oo Meel Adag Iska Taagey Xeerka Kufsiga, Kuna Baaqay In Meesha Laga Saaro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida, Xisbiyada Qaranka, Culimada Dalka iyo Ururka Qareenada oo Meel Adag Iska Taagey Xeerka Kufsiga, Kuna Baaqay In Meesha Laga Saaro
September 23, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan u qabteen xubno ka socday xisbiyada qaranka, Culimada waa wayn ee dalka iyo xubno ka socday ururka qareenada, Waaxanay sidoo kale ay meel adag iska taageen xeerka Kufsiga iyagoo ku baaqay in meesha laga saaro xeerkaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS