Af-hayeenka Jabhada ONLF oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Af-hayeenka Jabhada ONLF oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga
September 23, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN)- Waxaa Magaalada Jig jiga ee xarunta gobolka Faafan si diiran loogu soo dhaweeyay Afhayeenka Jabhada ONLF Cadaani Hirmooge, waxaana garoonka diyaaradaha ee Garaad wiil ku soo dhaweeyay dadwayne shacab ah oo aad ugu heelanaa soo dhawaynta Afhayeenka Jabhada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

Soo dhawayn1 Soo dhawayn2 Soo Dhawayn3 Soo Dhawayn4 Soo dhawayn5 Soo dhawayn6 Soo dhawayn7 Soo dhawayn8 Soo dhawayn9 Soo dhawayn10 Soo dhawayn11 soo dhawayn12

 

COMMENTS
LINKS