WAJAALE NEWS

Af-hayeenka Jabhada ONLF oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga

Jig Jiga (WJN)- Waxaa Magaalada Jig jiga ee xarunta gobolka Faafan si diiran loogu soo dhaweeyay Afhayeenka Jabhada ONLF Cadaani Hirmooge, waxaana garoonka diyaaradaha ee Garaad wiil ku soo dhaweeyay dadwayne shacab ah oo aad ugu heelanaa soo dhawaynta Afhayeenka Jabhada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

 

Exit mobile version