Kala doorasho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kala doorasho.
September 23, 2018 - Written by Reporter:

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi qaarbaa la yidhi

Kala doorta ama DIINTA ama DOOLAR dabeedna waxay doorteen

DOOLARKII  saaxiib ma dhabbaa.

Kordhiye. Saaxiib warkaasi waa dhab waxaana wakhtigan

Aynu maraynaa waa shiigii waxaana la arki doonaa waxyaabo

Farabadan oo kaaga yaabiya in kastoo immika aan cidiba

Isla yaabin ee la odhanayo waa caadi.

Markaa saaxiib mar haddii doolar lays tuso iimaanka iyo

Damiirka iyo diinta iyo dhaqanka waxaasoo la arkimaayo

Waa beritayno toobad keeniye inoo qaada

Waa mid subxaana-le.

 

ALLAW  NOO SAHAL meel inoo fayoobi ma jirto labadii gole

Iyo xukuumadi way innaga xumaadeen.

Guuleed liibaan

snm1710@livecom

 

COMMENTS
LINKS