Hor-dhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Ex, Badhasaab Ramaax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hor-dhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Ex, Badhasaab Ramaax
September 23, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” oo xilal badhasaabnimo ka soo qabtay xukuumadihii kala danbeeyay ee Kulmiye oo lala yeeshay waraysi hor-dhac ah oo xaasaasiya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ka mid yihiin sababihii uu uga baxay xisbiga Kulmiye ee uu ugu biiray xisbiga Ucid iyo arrimo kale oo mihiima.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS