WAJAALE NEWS

Hor-dhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Ex, Badhasaab Ramaax

Hargeysa (WJN)- Madaxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” oo xilal badhasaabnimo ka soo qabtay xukuumadihii kala danbeeyay ee Kulmiye oo lala yeeshay waraysi hor-dhac ah oo xaasaasiya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ka mid yihiin sababihii uu uga baxay xisbiga Kulmiye ee uu ugu biiray xisbiga Ucid iyo arrimo kale oo mihiima.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version