Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Madaxweynaha DDSI, Muxuuse Ka Yidhi Saami Qaybsiga Shidaalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Madaxweynaha DDSI, Muxuuse Ka Yidhi Saami Qaybsiga Shidaalka
September 23, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya waxaana uu kaga hadley arimo door ah.

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu kaga hadley waraysiga arimo door ah oo ay ka mid yihiin, Wadahadaladii Jabahada ONLF, Saami qaybsiga Shidlaaka, Jidhdilkii loo gaystay Cabdi Iley, Qorshaha xukuumad ahaan ay ka leeyihiin Ciidamada Liyuu Booliska iyo arimo kale oo xaasaasiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga oo dhamaystiran

https://youtu.be/6VcEiPiLM1A

COMMENTS
LINKS