Gudidii Nabadaynta Beelaha Ceel-afwayn oo Shaaciyay Inay Ku Noqon Doonaan Deegaanka Ceel-afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudidii Nabadaynta Beelaha Ceel-afwayn oo Shaaciyay Inay Ku Noqon Doonaan Deegaanka Ceel-afwayn
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenka gudidii nabadaynta beelaha Ceel-afwayn Sheekh Ismaaciil Cabdi Hire “Sheekh Ismaaciil Dheeg” ayaa waxa uu shaaciyay inay soo dhawdahay wakhtigii gudida nabadayntu u bixi lahaayeen deegaankaas si loo kala qaato ama loo kala xaqo magihii hadhay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS