WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Jaamacadaha Hargeysa iyo Frantz Fanon oo Soo Dhaweeyay Wafti Dhakhaatir Ah

Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta jaamacadaha Hargeysa iyo Frants Fanon ayaa waxa ay maanta magaalada Hargeysa ay ku soo dhaweeyeen wafti balaadhan oo dhakhaatiir ah oo ka socda jaamacada Madaniyat ee ku taal dalka Turkiga oo dalka u yimi hawlo shaqo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version