“Dawlada Sucuudigu Waxay Garawsatay Xidhiidhkii iyo Walaaltinimadii Naga Dhaxaysay”.Madaxweyne Ku-xigenka S/land | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dawlada Sucuudigu Waxay Garawsatay Xidhiidhkii iyo Walaaltinimadii Naga Dhaxaysay”.Madaxweyne Ku-xigenka S/land
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka jamuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici’’ oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad jaaliyada Sucuudiga eek u dhaqan Somaliland ay ku xusayeen sanad guuradii 88aad ee ka soo wareegtay mudowgii boqortooyada Sucuudiga, ayaa waxa ka sheekeeyay xidhiidhka qotada dheer ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Sucuudiga, Isagoo sheegay in dawlada Sucuudigu ay garawsatay xidhiidhkii iyo walaaltinimadii ka dhaxaysa Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS