“Sida Iiraan iyo Sucuudigu U Kala Duwan Yihiin Ayay Somaliland iyo Soomaaliya U Kala Duwan Yihiin”.Maayar Soltelco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Sida Iiraan iyo Sucuudigu U Kala Duwan Yihiin Ayay Somaliland iyo Soomaaliya U Kala Duwan Yihiin”.Maayar Soltelco
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad ay jaaliyada Sucuudigu ku qabatay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in y kala duwan yihiin oo ay laba dawladaood kala yihiin Somaliland iyo Soomaaliya sida ay u kala duwan yihiin wadamada Sucuudiga iyo Iiraan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS