“Waxaa Loo Baahan Yahay In Sucuudigu Safaarad Ka Furto Somaliland”.Wasiir Sacad Cali Shire | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Loo Baahan Yahay In Sucuudigu Safaarad Ka Furto Somaliland”.Wasiir Sacad Cali Shire
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu markii ugu horeysay shaaciyay in loo baahan yahay in dawlada Sucuudigu safaarad ka furato Somaliland si ay ugu adeegto xujaajta iyo jaaliyada Somaliland ee sucuudiyiinta ah ee dalka jooga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/FtZPzMYjZBM

 

COMMENTS
LINKS