Kulan Dhexmaray Wasiirka Maaliyada Somaliland iyo Gudida Joogtada Ah Ee Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Dhexmaray Wasiirka Maaliyada Somaliland iyo Gudida Joogtada Ah Ee Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudiyada joogtada ah ee goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulamo gooni gooni ah ay la qaateen Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi.

Kulankan oo ay warbaahintu dibad joog ka hayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadley Wasiirka wasaarada Maaliyada iyo Suldaan Xildhibaan Ismaacil oo ka mid ah golaha Guurtida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/HTPBbp2zZoA

 

COMMENTS
LINKS