DAAWO; Siyaasi Ka Tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilay Dhismaha Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Sida Ay Uga Dhex Maqan Yihiin Xubnihii Guusha Keenay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Ka Tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilay Dhismaha Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Sida Ay Uga Dhex Maqan Yihiin Xubnihii Guusha Keenay.
September 26, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) Oo kamida Masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye Ayaa Markii uhoraysay siqodheer uga hadlay dhismaha  xukuumada madaxwayne biixi  iyo Sida  ay uga maqan yihiin siyaasiyiintii  hormuudka u ahaa guusha xisbiga kulmiye.

Sidoo kale siyaasi Axmed Nasiye ayaa ka warbixiyay safarkii madaxwayne kuxigeenka somaliland ku tagay dalka sucuudiga isaga oo kamid ahaa xubnihii ku weheliyay safarkan.

Dhanka kale siyaasi Axmed ayaa farta ku fiiqay arimaha keenay xaalada ka taagan gobolada bari iyo kala qaybsanaanta bulshada

Halkan ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Dhamaystiran;

COMMENTS
LINKS