Suldaan Dhawaan Lagu Caleema Saaray Magaalada Jig Jiga oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Dhawaan Lagu Caleema Saaray Magaalada Jig Jiga oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa
September 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah madax-dhaqameedka gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay maanta koonfurta magaalada Hargeysa ay si diiran ugu soo dhaweeyeen Suldaan Rashiid Aw Maxamed Xaaji Jaamac oo dhawaan lagu caleema saaray magaalada Jig Jiga ee Xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Sidoo kale waxaa isla magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo loogu tala galay soo dhawaynta Suldaanka, Iyadoona ay halkaasi khudbado kala duwan ay ka jeediyeen Salaadiin. Waxgarad, Cuqaal, Ugaasyo, Xildhibaano, Aqoonyahan, Haween iyo Ganacsato.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS