DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey Qorshe Kor Loogu Qaadi Karo Waxbarashada Dawliga Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey Qorshe Kor Loogu Qaadi Karo Waxbarashada Dawliga Ah.
September 28, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiira) oo kamida culimada waawayn ee dalka ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah

Sheikh Aadansiira ayaa xukuumada usoo jeediyay qorshe kor loogu qaadi karo waxbarashada dawliga ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS