WAJAALE NEWS

DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey Qorshe Kor Loogu Qaadi Karo Waxbarashada Dawliga Ah.

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiira) oo kamida culimada waawayn ee dalka ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah

Sheikh Aadansiira ayaa xukuumada usoo jeediyay qorshe kor loogu qaadi karo waxbarashada dawliga ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version