WAJAALE NEWS

DAAWO; Hordhaca Showga farxiya fiska Iyo Habeenka Hargeisa, Goobta+Qiimaha.

Hargaysa(W,N) fanaanada farxiya Axmed Cadaawe “farxiya fiska” Oo dhawaanahan ku Sugnayd Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Show xiiso badan ku qaban doonta magaalada Hargaysa kaasi oo ay ku Weheliyaan fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo kuwo kale Oo Badani.

Bandhig faneedkan FISKA Iyo habeenka Hargaysa Ayaa 4bisha Ka Dhici Doono Huteelka Guuleed.

HALKAN KAGA BOGO  HORDHACA HEESAHA CUSUB EE HABEENKA HARGAYSA IYO FADXIYA FISKA + QIIMAHA LAGU GALI DOONO;

Exit mobile version