“Xukuumadii Way Seexatay Waxaanu Mudo Isku Hor Fadhinaa Arinta Komiishanka, Hadba Kii Kursiga Taga Ayuunbaa Waalanaya”.Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumadii Way Seexatay Waxaanu Mudo Isku Hor Fadhinaa Arinta Komiishanka, Hadba Kii Kursiga Taga Ayuunbaa Waalanaya”.Gudoomiye Faysal.
October 3, 2018 - Written by Editor:

“Xukuumadii Way Seexatay Waxaanu Mudo Isku Hor Fadhinaa Arinta Komiishanka, Hadba Kii Kursiga Taga Ayuunbaa Waalanaya”.Gudoomiye Faysal.

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi isagoo daboolka ka qaaday in ay isku afgaran waayeen badal lagu sameeyo Gudidda doorashooyinka ee xiligan.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa shaaca ka qaaday in aanay dib udaawan doonin habdhaqanka xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS