WAJAALE NEWS

“Xukuumadii Way Seexatay Waxaanu Mudo Isku Hor Fadhinaa Arinta Komiishanka, Hadba Kii Kursiga Taga Ayuunbaa Waalanaya”.Gudoomiye Faysal.

“Xukuumadii Way Seexatay Waxaanu Mudo Isku Hor Fadhinaa Arinta Komiishanka, Hadba Kii Kursiga Taga Ayuunbaa Waalanaya”.Gudoomiye Faysal.

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi isagoo daboolka ka qaaday in ay isku afgaran waayeen badal lagu sameeyo Gudidda doorashooyinka ee xiligan.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa shaaca ka qaaday in aanay dib udaawan doonin habdhaqanka xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version