WAJAALE NEWS
Ronaldo oo wajahaya eedyemo kufsi
October 4, 2018 - Written by Reporter:

Cayaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa laga reebay labada cayaarood ee soo socota ee xulka dalka Portugal, xilli laacibkan weyn uu Mareykanka ku wajahayo eedyemo la xidhiidha kufsi.

Ronaldo ayaa waxaa kufsi ku eedeysay Kathryn Mayorga oo sheegtay in laacibkan uu ku weeraray magaalada Las Vegas sanaddii 2009. Ronaldo ayaa beeniyey eedeymahan.

Ronaldo ayaa seegi doona labada kulan ee Portugal la kala yeelan doonto dalalka Poland iyo Scotland, oo kala dhici doona 11-ka iyo 14-ka bishan.

Tababaraha xulka kubadda cagta Portugal, Fernando Santos ayaa sheegay in Ronaldo aan sidoo kale loogu yeedhi doonin kulamada kale ee caalamiga ah ee dhacaya bisha November.

Santos ayaa sheegay in go’aankan la gaadhay kadib wada-hadal saddex geesood ah oo dhex maray isaga, Ronaldo iyo madaxa xidhiidhka kubadda cagta Portugal.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews