Dhamaan Masuuliyiintani Waxay Tacsi Udirayaan Qoyska Marxuum Muuse Xuseen Askar Oo Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiintani Waxay Tacsi Udirayaan Qoyska Marxuum Muuse Xuseen Askar Oo Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska,
October 7, 2018 - Written by Editor:

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Alle Haunaxariistee Waxaa Xalay dalka Ingiirska ku geeriyooday Marxuum Muuse Xuseen Askar oo mudo xaalad caafimaad ujoogay Marxuumka ayaa ka mid ahaa Aqoonyahan reer somaliland ee Degaan Dalka emaaraadka Magaalaa Dubai.

Dhamaan Masuuliyiintan hoos ku Qorani waxay tacsi tiiraanyo leh udirayan Qoyskii. Qaraabadii Iyo Umada reer somaliland ee uu ka Baxay Marxuum Muuse Xuseen Askar.

Waxaanu leenahay Samir iyo iiman Ilaahay haynaga Siiyo qoys iyo qaraababa,

Marxuumka Ilaahay Uga Baryaynaa in uu qabriga  unuuro

Aamin Aamin.

Cismaan Xasan Mire

Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif

Prof Cumar Aw Yuusuf Buux

Axmed Cabdi Muuse (axmed ini).

Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan.

Caaqil Muuse Ciise Xirsi

Carab Daa,uud Raage

Cabdiraxmaan Aadan Jaamac

Odoy Xaashi Cismaan Dholaal.

Chief Caaqil Dayib Cabdi Ciidle

Cabdi Cismaan Xirsi (abdi dhoore)

Cabdisamad Jaamac Xirsi

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

 

 

COMMENTS
LINKS